Labo dowladood oo deymo ka cafiyey Somalia & Wasiir Beyle oo u mahad celiyey (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda deymaha ee Caalamka intiisa kale. Mr; Beyle oo hadal ka jeediyay Shirka Wasiirrada Jaamacadda Carabta ee ka furmay Magalada Bayruut ee Dalka Lubnaan , ayaa uga mahad celiyay Dowladaha Carabta taageerada … Continue reading Labo dowladood oo deymo ka cafiyey Somalia & Wasiir Beyle oo u mahad celiyey (Sawirro)